Quantcast
Channel: Dibadda - Berbera News
Browsing all 29 articles
Browse latest View live

Madaxweynaha Soomaaliya oo eedaymo u jeediyey dawladda Kenya, kana hadlay...

Muqdisho-(Berberanews)- Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay howlgallada dowladda ay Ciidammada Millateriga Kenya ay ka waddo gobollada Koonfurta Soomaaliya, isagoo...

View Article



Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maraykanka oo saldhig uu ka weerari doono Kooxda Shabaab ka hirgeliyay Dalka...

Eithopia- (Beberanews)- Dawladda Maraykanka, ayaa markii ugu horreysay ka sammaystay dalka Eithopia xarun ay haadaan diyaaradaha dagaalka iyo sahaminta ee Maraykanka, ay ula dagaalamaan kooxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Danta Kenya ma aha inay qabsato Soomaaliya, waxaase ciidamadayada barbar...

Kenya- (Berberanews) — Taliyaha ciidamada Kenya Jen. Julius Karangi, ayaa sheegay in gelitaanka ciidammadooda ee gudaha Somalia aanu ahayn mid qabsasho ah balse ay joogayaan inta ay jirto khatar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Helisinki: Munaasibad taageero loogu muujiyay Ururka Cusub ee WADANI iyo...

Helisinki-(Berberanews)- Qaar ka mid ah bulshada reer Somaliland ee ku nool dalka Findland, ayaa shalay ku qabtay magaalada Helisinki munaasibad ay ku teegeerayaan urur-siyaasadeedka cusub ee Wadani....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin Hay’adda Quwada Atoomikadda IAEA ka soo saartay Qaddiyadda Nuclearka...

Vieana-(Berberanews)- Hay’adda Quwadda Atoomikadda adduunka u qaabilsan Qaramadda Midoobay IAEA, ayaa shalay warbixin 13 boga oo ay ka soo saartay qadiyadda nuclearka Iran waxay ku sheegtay in qaybo ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mid ka mid ah Wiilasha Col.qaddaafi oo u gacangalay dawladda ku-meel-gaadhka...

Tripoli-19, November,2011-(Berberanews)- Ciidammada magaalada Obari oo ku taal saxaaraha waqooyi-galbeed ee dalka Libya, ayaa gacanta ku dhigay Seef Al-islaam Qaddaafi, oo ahaa wiilkii curad ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saddex Haween ah oo ku guulaystay biladda Nabadda adduunka ee sanadka 2011 oo...

10,Dec,2011-(Berberanews)- Haweenayda Madaxweynaha ka ah dalka ee Liberia Ellen Johnson Sirleaf iyo Leymah Gbowee iyo Tawakul oo u dhashay dalka Yemen,una dhaqdhaqaaqa xoriyadda ayaa ku guulaystay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Suuriya oo ay Maanta ka Socdaan Doorashooyin iyo Dagaallo

Syria-12,Dec,2011-(Berberanews)- Dalka Suuriya ayaa maanta waxa iska barbar socda doorashooyin ay qabatay dawladda Madaxweyne Asad ee go’doonka ku jira iyo dagaallo u dhexeeya ciidammada iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maraykanka oo si rasmiya uga baxay Pakistan, xidhiidhka laba dal oo xumaaday...

Pakistan-12,Dec,2011-(Berberanews)-Sarkaal sare oo ka tirsan Milateriga Pakistan, ayaa Telefiishanka Maraykanka ee US television network axaddii shalay u sheegay ciidammada wadankiisu toogan doonaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kabtankii Xulka Kubada Cagta Ee Gobolka Togdhheer U Ciyaari Jiray Sanadihii...

Hargeysa, December 27, 2011, (Berbera News) – Kabtankii Xulkii Kubada Cagata ee Gobolka Togdheer u safan jiray Sanadihii Sedeetanaadkii Aniis Cabdilaahi Ciise oo waqtigan ku nool Cariga Mareykanka ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nicolas Maduro uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimada Venezuela

Venezuela-(W/wararka)-Guddiga doorashada Venezuela ayaa ku dhawaaqay in ninka shuuciga ah ee Nicolas Maduro uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimada cod wax yar ka badan boqolkiiba konton. Laakiin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Walaal Ilaah Dartii Ugu Gargaar 22 Sanno Jir Xanuunsanaya In Ka Badan...

Maxamed Saciid Cali waa 22-jir ku noolaa deegaanka Cali Xeyd ee gobalka Awdal, waxa uu la liitaa muddo ka badan 11-sanno xanuun soo tiray isagoo da?iidu aad u yareed xiligaasi kaasoo wajiga, afka &...

View Article

Madaxwayne Obama oo cudurka Ebola ku tilmaamay “Halis Amni”

Madaxweyne Obama ayaa cudurka Ebola ee faraha ba’an ku haya galbeedka Afrika halis ku tilmaamay halis oo wajahday amniga caalamka isla markaana u baahan jawaab caalami ah.Obama waxa uu ku dhawaaqay...

View Article


Askarta Nigeria oo jidhdil lagu eedeeyey

Hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International, ayaa sheegtay in booliska iyo milateriga Nigeria ay si joogta ah u jir dilaan ragga, haweenka iyo carruurta.Warbixinta ayey hay’addu ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sambalooshe oo qiray inuu aqbalay xilka qaadistiisii

Madaxwyenaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii shalay ahayd ka qeyb galay kulan ay lahaayeen Golaha Wasiiradda ee dawladiisu. Kulankaas ayaa lagaga hadlay arrimaha amniga, siyaasadda gudaha...

View Article


Daacish oo sii daysay 49 Turki ah

RW Turkiga Ahmed Davutoglu ayaa sheegay in 49 lahaysatayaal Turkey ah oo ay kooxda Daachis ku qabsadeen dalka Ciraaq la sii daayay. Dadkan ayaa si nabadgelyo ah dib ugu noqday dalka Turkey.Ma cadda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haweenayda Hogaamisa Dalka Jarmalka Angela Merkel ayaa sheegtay in qaxootiga...

Haweenayda Hogaamisa Dalka Jarmalka Angela Merkel ayaa sheegtay in qaxootiga soo gala dalkeeda Jarmalku in aysan keenin dalkeeda argagasinimo. Waxay intaa raacisay in diinta Islaamka laga ogol yahay...

View Article


Daawo Ururka Kuurdiyiinta Ee YPG Ayaa Qaaday Weeraro Ay Kula Wareegayaan...

View Article

Thousands of migrants rescued off Libya in one day

View Article

Dhaxal-sugaha Sucuudiga oo booqasho ku tegay Dalka Turkiga

Turkey-(Berberanews)-Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan ayaa maanta oo Isniin ah booqasho gobolka ah ay uga billaabatay Masar, isaga oo sidoo kale tagi doona dalka Turkiga oo uu...

View Article
Browsing all 29 articles
Browse latest View live